Haweeney Ganacsato aheyd oo lagu dilay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Askari ilaalo u ahaa sargaal katirsan Maamulka Hirshabelle ayaa galinkii dambe ee maanta waxa uu Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ku dilay haweeney ka ganacsan jirtay Jaadka. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in askariga dilka geestay iyo Haweeneyda uu dilay uu soo kala dhax galay muran, waxaana askariga la sheegay in muranka kadibka uu xabado ku … Continue reading Haweeney Ganacsato aheyd oo lagu dilay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya